Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Norwey
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Howl-galka Degdegga ah ee Qaranka (NEOC) ku qaabilay Wafdi...
Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka Dalka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay...
Wasiirka Qoyska XFS oo soo gunaanadday bandhigga Todobaadka ee Haweenka Soomaaliyeed
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku soo gunaanudday bandhigga Todobaadka Haweenka Soomaaliyeed iyo...
Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan
Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib, markii 12 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada Dhuusamareeb oo iyaduna...
Madaxweynaha JFS oo u Hambalyo u diray Haweenka Soomaliyeed Maalinta Haweenka Adduunka awgeed
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay Dunida ka joogaan, munaasabadda...
Wasaaradda Qoyska XFS oo Muqdisho ku soo xirtay xuska Bandhigga Ganacsiga Haweenka
Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa Muqdisho ku soo gebagebeeysay Xuska Todobaadka Haweenka Soomaaliyeed iyo Bandhigga ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo...
Danjire Cabdixakiim oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed Axmad ayaa ka qaybgalay kulan isugu jira soo dhawayn iyo afur ah oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuur Cusub ee JFS
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo xustay Maalinta Haweenka Adduunka
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan lagu maamuusay Xuska Maalinta Caalamiga ee Haweenka Adduunka, si loo muujiyo...
Wasiirka Warfaafinta oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP)...










