Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyey kullan looga diyaar garoobayo madasha Soomaaliya iyo...

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shir guddoomiyay kullan ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada...

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaan ayaa waxaa...

Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka

0
Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka...

Qorshe wax looga Qabanaayo sicir-bararka oo maanta ka dhaqan galaya Puntland

0
Garoowe- Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha...

Qaramada midoobay oo gurmad bani’aadminimo ka bilowday gobolka Tigreega

0
Adis-Ababa- Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay bilawday howlaha gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan Tigreega ee dalka Itoobiya. Arrintaan ayaa timid...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo tayeyneysa adeegyada isbitaalka Cadaado

0
Cadaado- Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa iyadoo ka duuleysa baahiyaha caafimaad ee ka jira magaalada Cadaado waxey isbitaalka guud ee Cadaado keentay dhaqtar...

Horjoogihii argagixisada Al-shabaab ee dhinaca dilalka qorshaysan oo gacanta lagu dhigay

0
Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen dagmada Walaweyn ee gobolka shabellada hoose waxay ku soo qabteen madaxii guud...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay xuska sanad-guuradii 11-aad ee ka soo wareegatay xasuuqii...

0
Wasiirka Warfaafinta XFS  Mudane Cusmaan Abokor Dubbe,ayaa manta ka hadlay xuska sanadguurada kow iyo tobnaad ee ka soo wareegatay xasuuqii ka dhacay Hoteel Shaamoow...

Wasiir dawlaha arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay shir deg deg ah oo ay...

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta kaga qeybgalay aaladda fogaan aragga Kaltanka 21aad shir aan caadi ahayn...

Maalinta caalamiga ah ee dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo dunida laga xusayo

0
Sanad walba 3-da December waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee loo aqoonsaday in ay leeyihiin dadka naafada ah, waxaana Qaramada Midoobay u asteysay...