Argagixisada Al-shabaab oo dab qabad siiyeen guryahii ay daganaayeen dadkii ay soo barakacisay abaarta
-Kooxaha argagaxisada ah ee Al shabaab ayaa gubay Ceelashii biyaha ay ka dhaansan jireen dadka ku nool tuulooyinka Bukure, Hees iyo Raqso oo u...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir yaa maanta si rasmi ah u daahfuray tartanka xiisaha badan Kubada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray tartanka xiisaha badan Kubada...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo shaaciyay arrimaha ay xoogga saari doonto Xukuumadda Dan-Qaran
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa wasiirrada uu ku soo xushay, hannaan ku saleysan wadatashi, aqoon, karti, khibrad iyo waayo aragnimo u fududeynaysa in...
Xildhibaanada golaha shacabka oo ansixiyay xukuumadda cusub
Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shirweyne ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayay goluhu ku ansixiyeen xubnaha golaha wasiirada ee uu dhawaan...
Hoggaanka Galmudug oo muhiimadda koowaad siiyay u gurmashada dadka abaarta iyo colaadaha ay saameeyeen
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha bini-aadanimada iyo gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay magalaada Dhuusamareeb kaga qeyb galay...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo kulan wadatashi ah la qaatay culimada Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa uga...
Golaha shacabka oo beri oo codka kalsoonida u qaadaya wasiirada magacaaban
Guddoonka golaha Shacabka ee Baarlamanaka Jamhuuriyadda Federaalka ayaa shaaciyay maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee cod u qaadista kalsooni...
Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo oo qaabilay wafdi ka socda WFP
Guddoomiye ku-xigeenka degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa maanta xarunta dowladda hoose ku qaabilay xubno ka socday Hay’adda WFP.
Xubnahaan ayaa maayar ku-xigeenka degmada...
Turkiga oo cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ku hayso marinka Qaza
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa ku boorisay “xakamaynta iyo caqli-galnimada” iyada oo ay sii kordhayso xiisadda gobolka ka dib weerarradii dhimashada badnaa ee...
Haya’adda FOA oo baaq caalami ah kasoo saartay xaaladda Abaarta Geeska Afrika
Xafiiska Soomaliya ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha FAO ayaa ku dhawaaqay si degdeg ah ugu baahan tahay 131.4 Milyan oo...









