Salmaan Rushdi:Nin ku can baxay isalaam naceybka oo lagu dhaawacay New York
Salman Rushdie, oo ah qoraa u dhashay dalka Hindiya, isla markaana ka dambeeyay daabacaadda buug lagu aflagaadeynayo islaamka oo la qoray 40-sano ka hor,...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo baaq nabadeed u diray Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq ku saabsan xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin u diray hoggaanka siyaasadda...
Ra’iisul wasaare Xamse Barre oo baaq nabadeed u diray masuuliyiinta maamulka Somaliland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa baaq nabadeed kasoo saaray rabshadahii ka socday labadi maalin ee u dambaysay qaar kamid...
Ciidanka Xoogga oo fashiliyey Qaraxyo argagixisada ay ku dhibaateen rabeen shacabka
Iyadoo Gobolka Hiiraan ay Ka Socdaan Hawlgalo lagu Baacsanayo Argagixisada Al-shabaab ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxa ay fashiliyeen Miinooyin Argagixisadu Rabeen In ku...
Turkiga oo lagu qabtay Kullan ciyaareed lagu soo dhoweynaayey wasiirka cusub ee dhallinyarada iyo...
Kullan ciyaareed kubadda cagta ah oo lagu soo dhoweynaayay, wasiirka cusub ee dhallinyarada iyo ciyaaraha ee XFS, mudane Xildhibaan Mohamed Barre Mohamud ayaa lagu...
Dhibaatooyin dhanka nolosha ah oo wajahay dadka ku dhaqan Bariga Mudug
Bulshada ku dhaqan deegaanada Bari ee gobolka mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda bini aadanimo ee soo wajahay dadka iyo xoolaha.
Maamulka iyo qaar...
Hey’adda samofalka oo ku baaqay in wax loo qabto dadka ku barakacay abaaraha...
Abaarta ba’an ee ka jirta Soomaaliya ayaa gaartay heer aan hore loo arag, taasoo keentay in hal milyan oo qof oo gudaha dalka ah...
MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo qaabilay safiirka Soomaaliya u fadhiya Sweden
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Per Lindgarde.
Kulanka ayaa diiradda...
Madaxweyne Qoor-qoor oo tababar u furay cutubyo ka mid noqonaya Boliiska Galmudug
Cadaado- Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa maanta xero ku taalla degmada Cadaado tababar uga furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug.
Madaxweyne Qoor...










