Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo Guddoomiyey Kulan howleedkii u horrayay ee waaxyaha...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi limaan Cige, ayaa maanta guddoomiyey kullan is xog-wareysi ah, kuna saabsanaa Qorshe Howleedka...
Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweynayey Xukuumada cusub
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweynaaye Xukuumada cusub...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta guddoomiyey Shirka golaha wasiiradda Hirshabeelle.
Shirka golaha ayaa looga hadlay arrimaha Amniga, dardargalinta dhismaha goleyaasha deegaanka...
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay madaxda Hay’adda Save the Children ee Soomaaliya
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa ugu sareeya Hay’adda Save the Children Soomaaliya Maxamuud Maxamed...
Ciidamada Danab oo fashiliyay qaraxyo ay aaseen argagixisada Al-Shabaab
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ciidamada Kumaandooska Danab gaar ahaan Ururka 5-aad, guutada 16-aad ayaa waxay howlgalo miino baariis ah ka sameeyeen deegaano duleedka ka ah magaalada...
Shir looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliya oo lagu qabtay Sucuudiga
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Shir looga hadlayay arrimaha abaaraha Soomaaliyo iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameysay ayaa lagu qabtay magaalada Riyaadh ee caasimadda dalka...
Wasiirka cusub ee wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kormeertay shaqada ka socota...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha iyo Wasiir Ku Xigeenka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa maanta kormeeray Qaab-dhiska iyo...
Wasiirada cusub ee wasaaradaha arrimaha gudaha iyo warfaafinta XFS oo xilalka la wareegay
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha gudaha XFS Mudane Axmed...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddo muhiim u ah isku socodka dadka iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dib-udhiska Buundada 1-aad ee Israac oo dhexmarta...
Maleeshiyada Al-Shabaab oo deegaano muhiim ah laga saaray
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed beryahaanba howgallo ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ka waday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan, ayaa kala wareegay degaanno ay...










