dadkii ku dhaawacmay qaraxii Hotel Xayaat iyo Hoobiyaal lagu soo tuurey Muqdisho oo Caafimaad...
Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho oo maanta laga dhoofiyay qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Hotel Xayaat iyo Hoobiyaal...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Daah Furay Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaar Ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXA HAY’ADDA QAXOOTIGA ADDUUNKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...
Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta ayaa laga soo saaray qaraaro...
Kalfadhigii 38aad ee Wasiirada Cadaalada Ururka Jaamacadda Carabta uga socday Magaalada Ifran ee Boqortooyada Marooko ayaa laga soo saaray qaraaro muhiim ah.
Wasiirka Cadaalada iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo Saraakiil kale oo gaaray degmada ceelberde
Guddoomiyaha Gobolka Bakool iyo wafdiga saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada ceelberde,si ay uga qeybqaataan abaabulka ka socda degmada ceelberde ee la...
Ciidanka Dowladda iyo kuwo madani ah oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hoostaga Jowhar
Ciidanka Dowladda iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ayaa kooxaha argagixisada kala wareegay deegaanno kamid ah Gobolka Sh/dhexe ee maamulka Dowlad goboleedka Hirshabeelle
Howlgalkaan oo ay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Dalka ku soo dhoweeyey Madaxa Hey’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR)...
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho kusoo dhoweeyey madaxa hey’adda...
Liz Truss weey tagtay: Yaa noqon doona ra’iisul wasaaraha cusub ee UK?
Todobaadka soo socda ,waxaa dalka Ingiriiska ka dhacay doorasho hogaamineed, si loo doorto qofkii bedeli lahaa Liz Truss ka dib markii ay ku dhawaaqday...
Bakool: Ciidamo madani ah oo ku biiray dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab
Ciidamo madani ah oo ka socda degmada ceelberde ee gobolka bakool ayaa ku biiray dadaaladaa loogu jiro ka qeyb qaadashada howgalka xureynta kooxaha maleeshiyaadka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAXAA NAGA GO’AN IN DHAQANKEENNA BULSHO IYO DOWLADNIMO AAN KU ILAALINNO...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo maanta lagu soo gab0-gabeeyey...










