R/wasaaraha XFS oo la kulmay Culimaa’uddiinka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hamza Abdi Barre, ayaa Culimada Soomaaliyeed kala hadlay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin gurmadka abaaraha, amniga...
Wasiirka Waxbarashada XFS oo Safiirka Safiirka Shiinaha kala hadalay fududeynta waxbarashada ardayda Soomaaliyeed
Wasiirka waxbarashadda,Hiddaaha iyo Tacliinta sare XFS mudane Farah Sheikh Abdulkadir oo la kulmay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Mudane FEISHENGCHAO, ayaa kala Hadlay fududeynta...
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay Saldhigii ugu weynaa argagixisada ee Degaanka Hees
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo howlgallo kala duwan wali kawada degaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal qorsheysan...
Wasiirka warfaafinta oo kulan la qaatay Safiirka china u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane Da’ud Aweys Jaamac ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda China Fea Shengchao
Kulanka Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo danjiraha Dowlada UK kala hadlay sugida Amniga degaannada laga...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta XFS Mud. Ahned Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya Mrs. Kate...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo danjiraha Dowlada UK kala hadlay sugida Amniga degaannada laga...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-uheshiisiinta XFS Mud. Ahned Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u fadhiya Soomaaliya Mrs. Kate...
Dowaladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ayaa soo deeyso maxabiis Soomaali ah oo ku...
Maxabiisataan ayaa si tahriib ah waxa ay ku gareen dalka Liibiya iyagoo doonayay in ay uga sii gudbaan dalalka kale,balsa ay gacanta ku dhigeen...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo isbitaallada ku booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisadu ku qaadday...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii argagixisadu ku qaadday hotelka Xayaat...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Qatar.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay maanta oo Axad ahayd Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Qatar ee aan...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay weerarkii argagixisadu ka fulisay Hotel Xayaat
Wasiirka caafimaadka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji ayaa shaaciyay tirade dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii argagixisada ay ka fulisay Hotelka Xayaat...










