Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay fulinta mashruuca Biya-Mareenka ee isku xiri doona...
Ciidamada Xoogga dalka oo degaano dhowr ah kala wareegay Al-shabaab
Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad oo ay horkacayeen mas’uuliyiin katirsan Maamulka gobalka Hiiraan, ayaa howlgallo ka sameeyay degaano hoostaga Magaalada Beledweyne ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada oo galay Maalintii labaad
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Axmed Jamac ayaa furay Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo galay maalintii labaad, laguna gorfeynayo howlaha...
Shir wadareedkii Golaha Wasiirada oo Maanta lagu wado in la soo geba-gabeeyo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa manta lagu wadaa in uu soo xiro shirka loo dhanyahay ee Golaha Wasiirada, kaas oo shalay uga...
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha abaaraha oo baaxadda abaaraha ugu warbixiyay xukuumadda
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta warbixin ku saabsan saameynta...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo u fariisatay dhagaysiga dacwad ka dhan Ciyaal weero
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Gal-dacwadeed ay eedeysanayaal ka yihiin Ciyaal weero lagu soo qabqabtay howlgalka Samakaab oo ay ciidanka Booliska...
Xaliima Yareey oo loo doortay guddoomiyaha golaha guud ee Ururka gudddiyada doorashooyinka Carbeed
Shirweynaha shanaad golaha guud ee guddiyada doorashooyinka Carbeed oo lagu qabtay magaalada Cammaan ee dalka Urdun ayaa waxaa guddoomiyaha Ururka loo doortay Marwo Xaliimo...
Madaxweyne Laftagareen iyo mas’uuliyiin ka tirsan IOM oo ka wada hadlay arrimaha abaaraha
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane ,Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayey madaxa gurmadka deg-degga ah ee Hay’adda IOM oo...
Kulan wadareedka golaha Wasiirrada oo maanta ka furmay Muqdisho
Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Kulanka oo soconaya muddo laba maalin ah ayaa lagu lafa-gurayaa howlaha mudnaanta...
Dadka ku dhaqan Tuulooyin katirsan Gobolka Sanaag oo ay abaartu saamaysay
Duruufo aad u qallafsan ayaa lasoo gudboonaaday dadka Soomaaliyeed ee ay noloshoodu ku tiirsanayd xoolaha nool, markii ay dhamaadeen duunyadii ay dhaqanayeen sababo la...










