Wararka Gudaha

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo qaabilay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshisiinta Soomaaliya ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Fei Shengchao iyaga oo ka...

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee BJFS oo kulan la qaatay La-taliyaha Madaxweynaha JFS dhanka...

0
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS wuxuu kulan kula yeeshay Xarrunta Guddiyada ee Villa Hargeysa La-taliyaha Madaxweynaha JFS dhanka Arrimaha Bulshada Marwo...

Kacdoonka shacabku waa Ciribtirka Al-Shabaab

0
Waxaa gudaha dalka ka Soomaaliya,gar ahaan gobolada dhexe iyo kuwa koonfureed ka socda howlgallo ciidan oo la doonayo in kooxaha nana-diidka ah looga sifeeyo...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furay Kulan wadatshi ah oo la...

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshisiinta Mudane Ilyaas Ali Hassan ayaa Maanta daah furay Kulan wadatshi ah oo la xiriira...

Qaramada Midoobay oo Maanta ka shiraya xaaladda Soomaaliya

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ka yeeshaan xaaladaha ka jira Soomaaliya, gaar ahaan Amniga iyo Abaaraha oo...

Mareykanka oo walaac ka muujiyay Abaaraha ka jira Soomaaliya

0
khabiir dhanka arrimaha bini’aadanimada ee guddiga dib u eegista macluusha ayaa Toddobaadkan saadaaliyay in qaybo ka mid ah Soomaaliya ay u badantahay inay ka...

Taliyaha ciidamad xoogga dalka oo kulan sagootin ah u sameeyay u qeybsanaha arimaha Ciidamadda...

0
Taliyaha Ciidamad Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan sagootin ah u sameeyay u qeybsanaha arimaha Ciidamadda ee dalka Turkiga u fadhiyay...

Dagaallo khasaare loogu geystay Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan

0
Dagaal culus ayaa saacadihii la soo dhaafay ku dhexmaray degaanka Ceeleey oo Hoostaga Degmada Maxaaas ee Gobolka Hiiraan Ciidamada degaanka ee loo yaqaanno macawiisleyda...

RA’IISUL WASAARE XAMSE OO LA KULMAY KU XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE QM

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Bini’aadannimada,...