Wararka Gudaha

Ciidanka Xoogga oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa la wareegay tuulada Booco ee Gobolka Hiiraan

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan iyo ciidan uu hoggaaminayo ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco oo qiyaastii 50-KM koonfur kaga...

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo la kulmay la-taliyeyaasha xasillinta safaaradda Britain ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta XFS Mudane , Axmed Macalin Fiqi ayaa la kulmay la-taliyeyaasha xasillinta ee ka socday safaaradda  UK ee...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Booroow

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabaka ee BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida allaha ha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo...

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka golaha loo dhan yahay ee...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, H.E. Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa ka qayb-galay xafladda furitaanka kal-fadhiga 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la Kulmay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Warfaafinta Masar.

0
Facebook Messenger WhatsApp Twitter LinkedIn Qaahira- Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo uu wehliyo Safiirka soomaaliya ee Masar ahna wakiilka joogtadda ee Ururka Jaamacadda Carabta...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo guddoomisay kulan la xiriira horumarinta Garoonka diyaaradaha...

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta guddoomisay kulan howleed la xiriira horumarinta garoonka caalamiga ah...

Dowladda Soomaliya oo war kasoo saartay hawlgal Ciidanka Xoogga ka fuliyeen Buuraha Camal

0
Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 5-aad ayaa hawlgal ay ka sameeyeen Buuraha Camal oo qiyaastii 20km u jirta Deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan...

Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xaqiijyay 75- kamid ah maleeshiyada Alshabaab lagu dilay Howlgalka...

0
Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman Ee Gobalka Hiiraan. Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la xariira dib u heshiisiinta la qaatay odeyaasha...

0
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumada federaalka Soomaaliua Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kula wadatashi la xariira dib u heshiisiinta la...

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah...

0
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii dhagarqabe Cali Dheere, ka soo yeeray kadib dharbaaxada iyo...