Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay in 134 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...
Madaxweyne Lafta-green oo qaabilay wafdi ka socday xafiiska qaramada midoobay ee Soomaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ay hogaaminaysay Ku-xigeenka Koowaad wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey U qaabilsan...
Dowladda Soomaaliya Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaantay Go’aankii Kenya Ee Hakinta Duulimaadyada
Duraan Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumadda federalka soomaaliya ayaa sheegay in Kenya aysan jirin qoraal rasmi ah oo ay soo gaarsiisay...
Danyarta ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo oo la gaarsiiyey Deeq raashin ah.
Deeqdan oo aheyd zakaatul fidriya ay iskasoo ururiyeen dad Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka dibadiisa ayaa waxaa ururka Xanaano oo ah urur ka shaqeeya...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo kormeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ay Wehliyaan Maamulka Dgmada Dhuusamareeb ee xarunta Maamul goboleedka Galmug ayaa kormeeray halka uu marayo mashruuca balaarinta xarunta dhexe...
Madaxweynaha JFS Oo Ka Qeyb Gelaya Caleemo-Saarka Madaxweynaha Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda.
Safarka Madaxweynaha iyo wafdigiisa...
Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo ku guuleystay tartan Cilmiyeedkii ka socday Warbaahinta Qaranka.
Tartan aqooneedkan ka baxa sanad walba Bisha barakeysan ee Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartan Cilmiyeedka ka socday Warbaahinta Qaranka oo si rasmi loo soo gabogabeeyey
Mudane Yaxye Cali Faarax oo ah Guddoomiyaha tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ayaa caawa si rasmi ah u soo xiray tartan cilmiyeedkii ka socday Warbaahinta...
Duqa Muqdisho oo kormeeray degmooyin ay ka socdeen howlo nadaafadeed
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tegay degmooyin ay ka mid yihiin...
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyay 10 maxbuus
Baydhabo- Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta wareegto Madaxweyne cafis ugu fidiyay illaa 10 maxbuus oo ku...