Wararka Gudaha

In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ka dhacay...

0
In ka badan 50 Khawaarij ah ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka, Geesiyaasha dadka deegaanka...

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Serbia

0
Serbia:- Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo Safar shaqo ku jooga Dalka Serbia ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa...

Madaxweyne Xasan“Maamulka Soomaliland waa in uu dhageystaa rabitaanka dadka reer Sool”

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay xaaladda gobolka Sool...

Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha XFS oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia

0
Serbia:- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Serbia...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qayb qaataan gurmadka...

0
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dadaalka dowladda Fedreaalka iyo shacabka Soomaaliyeed...

Guddiga gurmadka Soomaalida ee dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga oo Akoono shaaciyey

0
Guddiga qaran ee gurmadka dhul-gariirkii dhawaan ku dhuftay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa shaaciyey Akoonnada ay bulshada Soomaaliyeed uga qeyb qaada karaan...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo dalbaday in loo dhimriyo maxaabiista ku xiran Sacuudiga

0
Taliyaha Ciidanka Asluubta  Soomaaliyeed C/Kariin cali Afrax  oo maalmahaan ku sugnaa Dalka Sacuudi carabiya,isla markaana soo dhameystay booqasho shaqo ayaa madaxda Dalka Scodsaday in...

Gobolka Banaadir iyo hoggaamiyaasha bulshada oo taageero u muujiyay shacabka Turkiga

0
Qaar kamid ah maamulka Gobolka Banaadir,ganacdatada Soomaaliyeed, culuma’udiinka,odoyaasha dhaqanka iyo ururada bulshada ayaa ka dhawaajiyay in ay garab istaagi doonaan shacabka Turiga ee ay...

Ciidamada Mareykanka oo weerar xagga cirka ah ku dilay maleeshiyaad ka tirsan khawaarijta

0
Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah ku dilay Shan maleeshiyaad ah oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab kadib  howlgal ay...

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo booqasho howleed ku jooga Serbiya

0
Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha  Xukuumadda  Federaalka  Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa gaaray Caasimadda Serbia ee Belgrade ,kadib casuumaad uu ka helay...