Soomaaliya iyo Maraykanka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale
Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar ah u...
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KHADKA TELEEFOOKNKA KULA HADLAY DHIGIISA DALKA TURKIGA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxa uu Khadka Teleefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga Mudane...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka guddi hosaadka tiirka horumarinta Arrimaha Bulshadda
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay Shirka guddi hosaadka Tiirka Horumarinta Arrimaha Bulshadda oo looga hadlay yaraynta...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY RA’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA
Addis-ababa- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa wadahadallo laba geesood ah la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Itoobiya Mudane...
Wasiirka Caddaaladda XFS oo furay shir u dhaxeeyo wasaaradaha caddaalada dowladda dhexe iyo kuwa...
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta shir gudoomiyay kulan wada tashi ah oo u dhexeeya Wasaaradda Cadaaladda...
KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA JFS OO KULAN LA QAATAY DANJIRAHA SUCUUDIGA EE DALKEENNA.
Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Adan Maxamed Nur (Madobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Sacuudi...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminayay Madaxa Barnaamijka horumarinta Dowladaha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBA-BAXAY DALKA ITOOBIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah ugu ambaba-baxay dalka aan dariska nahay ee Itoobiya, taas oo dhammeystir u...
Xildhibaan Macalimow oo gaaray degmada Buule-Burde ee gobolka Hiiraan
Wafdi ballaaran uu hoggaminaay xildhiban Maxamed Ibraahim Macallimow qeybna ay ka ahayen sarakiil ciidan xildhibano katirsan dowlad gobaledka Hirshabeelle ayaa goordhaw gaaray degmada Buule...
Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira...
Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo booqasho ku jooga Magaalads Ottawa ee dalka...










