Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF
-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi M. Nur oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ayaa shir gaar ah kula yeeshay magaalada Nairobi ee...
Ciidmada xoogga dalka oo howlgallo amni xaqiijin ah kawado degaanada laga xoreeyay argagixisad ee...
Ciidamada Qalabka Sida ayaa howlgallo amni xaqiin ah kawada inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeelooyinka.
Ciidanka xoogga dalka, ciidanka Duufaan ee...
Qaraxyo ka dhacay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan
Qaraxyo ka dhacay magaalada Baladweyne Ee Gobalka Hiiraan.
Qaraxyadaan ayaa qasaare isugu jira dhimasho iyo Dhaawac waxa ay ka soo gaaray dad shacab ah oo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka warbixiyay howlgallo ciidmada Amniga ka sameyeen Magaalada Muqdisho
-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hadlay howl-galada Ciidanka Amaanka.
Ciidamada amaanka oo maalmihii ugu danbeeyay howlgalo balaaran...
Ciidamada xoogga dalka oo saakay la wareegay degaanno ka tirsan gobolka Hiiraan
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa xoreynta deegaanka ayaa saaka la wareegay tuulooyinka Butaale, Kukeyle, Habeenno iyo Diiro kuwaas oo dhammaan ku teedsan deegaanka Yasooman...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada degaanno ka tirsan gobolka...
:-Wararka ka imaanaya deegaanka shiila- gaduud oo u dhaxeeya deeganka Ceel baar iyo Degmada Baladweyne ayaa sheegaya in halkaasi saakay dagaal ka dhacay.
Ciidamada Xoogga...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay in dilka Horjooge Cabdulaahi Nadiir uu bilaaw u yahay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka hadlay dilka Horjooge sare Cabdulaahi Nadiir oo argagixisada u ahaa Madaxa Dacwada ee...
Tirada dadka ku dhintay duufaanta ku dhufatay Mareykanka oo korortay
Wararka ka imanaya gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in tirada dadka ku dhintay duufaanta la magac baxday Ian inay sii kordheen, waxaana...
Argagixisada Al-Shabaab oo qarax ay ku xirayeen Ceel-biyood kula kacay degaan katirsan gobolka Hiiraan
wararka ka imaanayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Tiro kamid ah maleeshiyada argagixisada al-shbaab ay ku halagsameeyn qarax kula kacay degaanka Tira shanta kadib...
Heya’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka NISA oo kaashanaysa Saaxiibadeeda Caalamiga oo hawlgal qorshaysan...
Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidammada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa lagu dilay mid ka mid ah horjoogeyaasha ugu sareeya argagixisada.
Hawlgalkaan ayaa...










