Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiiradda XFS
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay qodobbo ay ka mid yihiin amniga...
Kulan looga hadlaayo Wadashaqeynta Wasaaradaha iyo hay’adaha oo lagu qabtay Dhuusamareeb
-Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka Galmudug oo gacan ka helaysa hey’adda Save The Children ayaa magaalada Dhuusamareeb maanta ku qabatey Kulan dib loogu eegayo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta ee IGAD...
kulanka Golaha wasiirada ee Jubbaland oo looga hadlay arrimaha Ammaanka iyo qodob kale
Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiirada Jubbaland kaas oo maanta looga hadlayey ajandayaal...
Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta ansixiyay miisaaniyadda 2022
Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee sanadka 2022 oo gaaraysa $30,000,000 oo...
Biyo dhaamin loo sameeyay dadkii ay abaartu ku heshay Galmudug
Haddaba, waxaa biyo dhaamis ka wado deegaanno ka tirsan labada gobol ee Mudug iyo Galgaduud, gaar ahaan tuulooyinka fog-fog Jaaliyado ka tirsan gobalka oo...
Wafdi ka socda IGAD oo soo gaaray Muqdisho.
Waxaa maanta oo Khamiis ah soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi ka socda Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayo Xoghayaha fulinta ee AU, Dr ;...
Tababar ku saabsan joojinta Askaraynta Carruurta oo lagu qabtay Dhuusa-mareeb
Wasaaradaha caddaaladda federaalka iyo Galmudug oo iskaashanaya ayaa tababar ugu magaalada Dhuusamareeb xubno ka kala socda Boliiska, Asluubka iyo hay’adaha garsoorka iyo caddaaladda.
Tababarkan oo...
Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan la qaatay maamulka gobolka Banaadir iyo laamaha ammaanka gobolka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha...
Howlgallo amniga lagu xaqiijinayay oo xalay ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo- Ciidamada Booliska Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ka sameeyay howlgal amniga lagu sugayo.
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha...