Horjooge ka tirsan Al-shabaab iyo maleeshiyaad uu hoggaaminayay oo isku soo dhiibay hey’adda nabadsugida...
Baydhabo- Horjoogahaan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Ibraahim Isaaq Tooxow iyo maleeshiyaad uu hoggaaminayay oo ka tirsanaa kooxda nabaddiidka alshabaab ayaa maanta isku soo dhiibaaya...
WHO oo sheegtay in halista Omicron uu yahay mid aad u sareysa
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in khatarta uu leeyahay cudurka Omicron uu yahay mid aad u sareysa,ka dib markii...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiir ku-xigeenno
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 48 ee December 29, 2021 kuna magacaabid Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha waddo xiriiriso Waabari, Xamar Jajab iyo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddada xiriiriso Degmooyinka Waabari, Xamar...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qaybgalay kulan looga hadlayay Sugida Amniga Degmada Wadajir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Degmada Wadajir kaga qayb galay kulan looga hadalayay Amniga iyo...
Safiirka dowlada Soomaaliya ee Sacuudiga oo kulan la yeeshay safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya
Riyaad- Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyadda Sacuudiga ayaa maanta ku qaabilay safaaradda Soomaaliya ee magaalada Riyaad safiirka dhawaan dowladda Sacuudiga u...
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay muqdisho
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si...
Madaxweyanah Maamulka gobaleedka Galmudug iyo Wafdi uu hogaaminaya oo Moqdisho- Soo Gaaray.
Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa...
Jubbaland oo soo gabagabeysay doorashada lix xildhibaan oo qayb ka ah aqalka hoose ee...
Jubbaland ayaa soo gabgabaysay doorashada kuraasta lix mudane oo ka mid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya , kuwaas oo ay degaan doorashadoodu...
Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala duwan, sida ay sheegtay...