Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo shir looga hadlayo kobcinta awoodda dhallinyarada kaga qeyb...
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta kaga...
Madaxweynaha Galmudug oo ka qeyb galay Munaasabad lagu caleema saarayo Guddoomiyaha cusub ee degmada...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu caleema saarayo Gudoonka cusub ee...
Ra’iisul wasaare Xamse oo faray maamulka Gobolka Banaadir iyo Laamaha Amniga in wax ka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa amray in si deg deg ah wax looga beddelo qaabkii hore ee amniga...
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Caabud-waaq
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Cabud-waaq ee Gobalka Galgaduud.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa magaalada...
Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka dalka...
Illaa 29-kun oo ruux oo ku dhintay dhulgariradii ka dhacay Turkiga iyo Suuriya
Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo waqooyi-galbeed Suuriya ayaa dhaaftay 29,000 xilli ay socdaan dadaallada samatabixinta ee ka socda dalalkaasi.
Tirada dhimashada dadkii ku waxyeeloobay...
Guddiga horumarinta adeega Bulshada Aqalka Sare oo la kulmay Madaxda Wasaaradda Waxbarashada XFS
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha bani’aadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare ayaa maanta xafiiskooda ku qaabilay masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare oo...
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗤𝗠 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗹𝗮𝘆 𝘀𝗶𝗱𝗶𝗶 𝘅𝗮𝗹 𝘄𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝗵𝗲𝗹𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗕𝗮𝗿𝗮𝗸𝗮𝗰𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay La-taliyaha Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...
Guddoomiyaha Hay’dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’dda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin iyo Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Saed ayaa maanta ka wada hadlay sidii la isaga kaashan...
Madaxweynaha Puntland oo goobjoog ka noqday dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta xeer Ilaaliyaha guud ee Dowladd Goboleedka Puntland Axmed Maxamed...










