Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka oo ka socda xarrumaha hay’addaha Dowladda
Waxaa si habsami leh xarruumaha Dowladda uga socda Tira-koobka Shaqaalaha Rayidka, si loo dardar galiyo isla xisaabtanka shaqada iyo shaqaalaha.Rayidka ee dowladda
Agaasimaha Guud ee...
Wasiirka Amniga Jubbaland oo kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Dalka...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Jubbaland S/ Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa kulan la qaatay Taliyaha qaybta 43-aad ee ciidanka Xoogga Dalka,...
Wax ka ogow sheekada ku hoos qarsoon dagaalka khwaarijtu ka waddo dalkaan (Warbixin)
Muddo ka badan 15-sano ayay dalka iyo dadka dhibaato adag ku hayeeN Khawaarijta, waxaana hadda isbedel xoog leh oo dardar ku socda laga dareemayaa...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xafiiska waaxda Dad-dhigista ee degmooyinka qeybta galbeed...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Xafiiska Waaxda Dad-dhigista ee Degmooyinka dhinaca Qeybta Galbeed...
Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay hawlgallada dalka looga xoreynayo khawaariijta
Afhayeenka Wasaaradda gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen Cabdullaahi Cali Caanood oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey howlgallada ka socda...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daah furtay shirka Dib u eegista iyo Baahinta Maaliyadeed...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku daahfurtay caasimadda Muqdisho Dib u eegista iyo Dhamaystirka Qaab Dhismeedka...
Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay dil xalay ka dhacay Magaalada Jowhar
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO-FAAY (QEYBTA 30-AAD)
Hadda marxalad aan yarayn, miisaanna fududayn bay is barashadoodii ka tallawday. Waqtigu waa xiimayaa. Bil baa dhammaatay. Mid kalaa ka daba tagtay. Tii saddexaad...
DHOOFINTA LIIMO DHANAANTA LA QALLAJIYEY.
Dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu ku salaysan yahay ama ku tiirsan yahay waxyaabo fara badan, ayadoo ay ugu horayso nimcooyinka uu Ilaahay ina siiyay waddanka...
Madaxweynaha Hirshabelle oo ka hadlay dil xalay ka dhacay Magaalada Jowhar
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Alle ha u Naxariistee Nabadoon Cabdiraxmaan Jimcaale...










