Madaxweynaha JFS oo magacaabay lataliyaha sare ee Arrimaha Dimuqraadiyeynta iyo dowlad wanaagga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan “Juurile” in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay taliyaha ciidamadda Booliiska Puntland
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdulhi Dani ayaa Xeer Lb.77 ku Magacaabay Taliyaha Ciidamda Booliiska Puntland. Waxaana u magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland S/Guuto...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Safaarada Mareykanka
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Safaarada Mareykanka oo Maanta Baydhabo...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho.
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow waxaa uu garoonka Aadan Cadde ee caasimadda Muqdisho kusoo dhoweeyey...
Kacdoon ka dhan ah argagixisada oo ka bilaabmey degmada xudur ee Gobolka Bakool
kacdoon ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa ka bilaabmey magaalada Xudur ee Gobolka Bakool lagana doonaayo in bulshada ay iska dulqaadaan dhibaatooyinka Cadowga qeybna...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo daah-furay qorshaha horumarinta korontada dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha xukumadda ee tiirka...
Dhammaadka Al Qaaciddada Soomaaliya (WARBIXIN)
Waayadaan waxaa soo baxaya warbixinno ku saabsan Argagisada Caalamka,kaasoo ay soo saarto Dowladda Maraykanka, sidaasin awgeed waxaan dul istaageynaa warbixinaddii ugu dambeeyay ee ka...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada degaanno hoostaga Aadanyabaal
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka ayaa Maanta waxaa ay howlgallo ka sameyeen degaanka Qooxle oo u dhow Aadanyabaal ee gobolka Shabeellaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan sagootin ah laqaatay Danjiraha xilka baneeynaya ee dalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cade kulan sagoo
tin ah kula qaatay danjire...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka oo Kampala Shir Uga Qaybgalaya
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qayb galay shir looga hadlayay khilaafaadka dhulka ee dalalka...










