Wararka Gudaha

Bulshada Dhuusamareeb oo saakay u dareeray Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka

0
Shacabka ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta u dareerey Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka oo ay noqoneyso markii ugu horeysay ee Caasimadu yeelato golle deegaan. Ergo...

Xukuumadda oo soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan gurmadka qaran ee qaraxyadii...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga hadlayey gurmadka dadkii ku...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday qaar kamid ah isbitaalada la dhigay dadkii ku dhaawacmay...

0
  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo...

Ra’iisal wasaare Xamsa oo magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka ee qaraxii KM5

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya hawlaha gurmadka ee qaraxii KM5. Ra’iisul Wasaaraha oo xiganaya qodobada 99...

Ciidamada xoogga dalka oo si buuxda ula wareegay deegaanka Masaajid Cali Guduud

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Masaajid Cali Guduud oo ku yaalla gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xukuumadda faray in ay gurmad cafimaad oo deg deg ah...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la yeeshay Talyaha Ciidanka ATMIS iyo Saraakiil kale

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Odowa Yusuf Raage Ayaa xafiiskiisa ku soo dhawayey Sarakiil uu horkacayey Taliyaha Ciidanka ATMIS, Waxaana ay kawada hadleen dar...

Afhayeenka Booliiska faah faahin ka bixiyay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

0
Afhayeenka Booliska Soomaaliya, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw isgoyska Zoobe...

Wasiirka Caafimaadka oo magacaabay Guddiga ka jawaabida xaaladaha deg dega ee caafimaad

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddiga kumeel Gaarka ah ee ka shaqeyn doona Gurmad Caafimaad oo deg...

Bayaan laga soo Shirweynaha Wadashiga ee Wasaaradaha Diinta heer Federaal iyo heer D/goboleed

0
Shirweyne Wadatashi ah oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta XFS, ayna kasoo qeybgaleen Wasaaradaha Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Dowladaha xubnaha ka...