Amniga caasimadda iyo wacyi-gelinta fikirka Khawaarijta oo laga hadlay
Kulan loogu diyaar-garoowbayay daah-furka sugida amniga caasimada iyo wacyigelinta fikirka khawaarijta ayaa maanta lagu qabtay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo gaaray dalka Algeria
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Abshir Cunmar Jaamac Huruse iyo wafti uu hoggaaminayey ayaa gaaray dalka Algeria.
Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa ka...
Soomaaliya iyo Algeriya oo ka wada hadlay wadaaga fursadaha ganacsi
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya Dr. Elmi Maxamuud Nuur ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Ganacsiga Dowladda Algeria Mudane Kamel Rezig.
kulankaas ayaa ka dhacay...
Wasiirka arrimaha gudaha XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Buula-burde
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalin Fiqi iyo mas’uuliyiin kale oo labada heer ee dowladda ah ayaa saaka...
Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir” Maka hari doono cadowga ilaa dalka laga wada xoreeyo,”
Gobolka Hiiraan waxaa wali ka socda kacdoonka looga soo horjeeda maleeshiyada argagixisada Al-shabaab ee ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ee loo...
Madaxweyne Deni oo kulan Sagootin ah la yeeshay James Swan
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay fadhiga dalalka Carabta ee Algiers
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Dr. Cilmi Mohamoud Nuur ayaa maanta khudbad xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dala Soomaaliya iyo arrimo kale ka...
Dhaqdhaqaaq ganacsi oo dib uga bilowday suuqa xoolaha ee ceelbarde
Roobka deyrta oo ku da’ay deegaanka ceelberde iyo nawaaxigeeda ayaa sababay in ay soo laabyaan dhaq dhaqaaqa ganacsiga ee suuqa lagu iibiyo nuuctada xoolaha...
Barakacayaal cusub oo soo gaaray duleedka Muqdisho
Qoysas badan oo barakacayaal ah ayaa ku soo jabay deegaanka Gubadleey oo dhaca duleedka Magaalada Muqdisho.
Qoysaskaan ayaa latilmaamay in abaaraha ka jira dalka ay...
Wasiirka Amniga XFS oo la kulmay Wasiirrada Aw-qaafta heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS...










