Wararka Gudaha

Wasiirka Caafimaadka XFS oo shir Guddomiyay shir looga tashanaayay arimaha Gurmadka dag-daga Caafimaadka ee...

0
Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cali xaaji Aadan ayaa maantay shir Guddomiyay shir looga tashanaayay arimaha Gurmadka dag-daga Caafimaadka ee la xariira...

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka koonfur galbeed oo kulan la qaatay safiirka Talyaaniga u jooga Soomaliya

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Taliyaaniga u fadhiya Soomaaliya...

Wasiirka Arrimaha dibedda XFS oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Kuwait

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedd Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa kulan kula qaatay  caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait H.E Sheikh...

Madaxda Golaha wadatashiga oo madaxtooyadda kaga qayb galay qorshaha qaran ee Soomaaliya Cagaara

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Sudan

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ayaa caawa gaaray...

Maamulka Wasaaradda Qorshaynta iyo Hawlwadeeno la socday oo booqday Cisbitaallada ay ku jiraan dhaawacyadii...

0
Agaasimaha Maaamulka iyo Maaliyadda Mudanae Siciiid Axmed Maxamuud oo ay wehliyaan Qaar ka tirsan Howl-wadeennada Waasaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta booqday...

Madaxweynaha JFS ayaa guddoomiyey shirka 3-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo la soo...

0
Shirka waxaa ka soo qaybgalay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare K/xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Booqday Xarunta howlgallada gurmadka degdegga

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Mudane Axmed Macalim Fiqi, ayaa saaka booqday xarunta howlgallada gurmadka degdegga ah ee ay hirgelisay hey’adda musiibooyinka...

Xilliga Dagaalka iyo Xeeladaha Cadowga

0
Soomaaliya, waxaa heysta cadow aan arxan laheyn, diin laheyn, damiir laheyn, xishoodna aan laheyn. Dalku wuxuu ku jiraa xaalad dagaal, waxaana shacab iyo dowladba loo...

U Gurmashada dadkii waxyeelada ka soo gaartay qaraxyadii Soobe oo Maalintii labaad socda

0
Dhallinyaro ay Wasaaradda dhallinyaradda iyo cayaaraha ay isku duba riday ayaa maalintii labaad wada u gurmashada dadkii ku waxyeloobay musiibadii Zoobe. Kooxdan dhallinyaradda ah ayaa...