Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee Gurmadka Qaraxii KM5,...
Afhayeenka Booliska oo xaqiijiyey qarax kooxda Khawaarijtu la beegsadeen gaari siday Arday
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyey Qarax Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran la beegsadeen gaari ay saarnaayeen Arday.
Kooxda Khawaariijta ah ee arxanka Daran...
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys ayaa aanta Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan...
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys “Waxaan maanta Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweynay dhakhaatiir iyo deeq...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY DHIGGIISA DALKA MASAR CABDULFATAX AL-SIISI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Algiers ee dalka Algeria Madaxweynaha dowladda Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi.
Madaxweyne...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan Aadan oo garoonka diyaaradaha...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan Aadan oo garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhaweeyey dhaqaatiir u dhalatey Dalka ...
Golaha Ammaanka ee QM oo si adag u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022.
Waxa ay...
Madaxweyne Laftagareen oo kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo.
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa kormeerey Dhismaha ka socda Garoonka...
Kulan Xus iyo Duco isugu jira oo loo dhigay muwaadiniintii Khawaarijtu Ku Xasuuqday Isgoyska...
Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa qabatay kulan duco iyo xus ah oo loo dhigay muwaadiniintii Khawaarijtu Ku Xasuuqday Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. 29.10.2022.
Kulankan...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Shir-Madaxeedka Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay furitaanka meertada 31-aad ee Shir-madaxeedka Ururka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Aljeris...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Qaramada midoobay kala hadlay la dagaalanka argagixisada iyo gargaarka bani’aadannimada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...










