Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay wafdi ka socday Dolwadda Faransiiska oo Muqdisho soo gaaray
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa caawa Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Yurub iyo Arrimaha Dibadda ee...
Cabdinuur Cali Aadan oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Musharax Cabdinuur Cali Aadan ayaa ku guuleeystay kursiga tirsigiisu yahay #HOP028 kadib markii uu u tanaasulay musharaxii la tartamayey oo ahaa Axmed Cabdi Maxamed.
Ergada...
Maraykanka oo qalab millatari u diray Ukraine
Xukuumadda Washinton ayaa qalab milatari oo ku kacaya $200m gaarsiyay ee Ukraine xilli laga cabsi qabo weerar Ruushku ku qaado wadankaan oo taageero ka...
Guddiga Doorashada Koofur Galbeed ee SEIT oo shaaciyay doorashada 5 kursi
Guddiga Doorashada Koofur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 5 Kursi oo ku Asteysay Koofur Galbeed.
Qoraalka guddiga ka soo baxay ayaa u dhignaa sidan.
Cumar Ibraahim Xaashi oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Cumar Ibraahim Xaashi ayaa ku guuleystay kursiga HOP#114 ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Kismaayo ee xarunta...
ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa degmooyinka Guriceel...
Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka Guriceel ku khaarijiyay 6 Maleyshiyo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo uu ku jiro horjoogihii Argagixisada u qaabilsanaa Degmada Guriceel,...
ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku khaarijiyay horjoogihii Al-Shabaab u qaabilsanaa degmooyinka Guriceel...
ciidamada Kumaandooska Gor-Gor oo saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga degmada Guriceel ayaa ka hortagay maleeshiyaad argagixisada ka...
Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dilay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan
Allaha u naxariiste waxaa daqiiqado kahor degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir lagu dilay Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Ibraahim Macow.
Marxuumka ayaa muddooyinkii u...
Wasiirka Ganacsiga oo daah furay shir looga hadlayo dib u habeynta ganacsiga
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta furay kulan socon doona muddo afar maalmood ah oo looga...
Cabdi Ibraahim Warsame oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka
Cabdi Ibraahim Warsame ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#196 ee golaha shacabka Baarlamaanka Janhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe.
Xildhibaan...