Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu qabanayo Muqdisho & Garoowe
Guddiyada hirgelinta doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntland iyo Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay Magaalooyinka Muqdisho & Garoowe ku kala...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Sheikh Maxamed Bin Zaayid
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal sugaha Abu Dhabi ahna...
Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta oo tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Cabdullahi Xayir Ducaale ayaa saakay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida loogu shaqeeyo Warbaahinta Bulshada u...
DG Puntland oo xukun kuriday rag ku eedaysan falal Argagixiso
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad gobaleedka Puntland ayaa xukuntay shabakad ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab.
Shabakaddan oo ka kooban lix...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xariga ka jaray xarunta degmada Hodan oo dib u dhis...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray xarunta degmada Hodan oo dib u dhis lagu...
doorashada lix kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu qabanayo Jowhar
Guddiga Maamulka dorashooyinka ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta ay Magaalada Jowhar ku qabtaan doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo isbitaalka ku booqday Afhayeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta XFS Cusmaan Abuukar Dubbe, wasiiru dowlaha wasaaradda howlaha guud Gen. Bashiir Gooble iyo masuuliyiin kale ayaa isbitaal ku yaalla magaalada Istanbul ee...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Kulan wadatashi ah oo looga arinsanayay lagaalanka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay Kulanka wadatashiga ee lagaalanka Muqaadaraadka kaas oo...
Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Abu Dubai
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu...
Shirka billaha ee Wasaaradda Qorsheynta oo looga hadlay arimo dhowr ah
Shirka billaha ah ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda, waxaana shirka furay Wasiirka...