Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaariijta
Howgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka xooga dalka oo ka dhacay deegaanka Dhursheenshiblee ee gobolka Bakool, ayaa saaka lagu khaarijiyey, laba horjooge lagu magacaabo...
Ciidan Booliska oo gacanta kusoo dhigay eedaysane loo haysto falal Anshax xumo ah
aliska Ciidanka Booliska degmada Kaaraan ayaa gacanta kusoo dhigay xalay saqdii dhexe eedeysane 24-kii saac ee lasoo dhaafay lagu faafiyey muuqaalkiisa baraha bulshada isaga...
Macallinka waa Barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
Xuska 21-ka Nofembar waa maaalinta macalinka SoomaaliyeedMaanta waxay ku beegan tahay sanadguuradii 48-aad ee ka soo wareegatay aasaaskii maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ah mid...
Dhallinyaro u diyaar garowday la dagaallanka Khawaarijta oo lagu soo bandhigay Shabeellada Dhexe
Dhallinyarada dooneysa in ay ku biiraan kacdoonka dalka looga xorreynayo Khawaarijta Al Shabaab ayaa sii xooggeysanaya muddooyinkaan ayada oo inta badan goboladda dalka ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xoghayaha Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada...
Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baladweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha cusub Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarigga ka jaray madaxtooyada cusub ee Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha...
Axmed Meyre Makaraan” Adkeysta guusha Khawaarijta waa dhowdahay,”
Degaano ka tirsan gobolka gobolka Shabeellaha dhexe waxaa weli ka socda howlgallo ka dhan ah kooxda Khawaarijta Al-shabaab, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo soo dhaweeyay wakiilka cusub ee Midowga Afrika
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay...










