Khawaariijtu waxay dagaal la gashay cidkasta oo damiir leh
Kooxda khawaariinta arxanka daran waxay ku marmarsiyoon jireen keliya in ay dilaan dadka ku nool gobollada iyo degmooyinka dowladdu ka taliso, balse taas waa...
MADAXWEYNE HASAN SHEIKH OO UU WHLIYO GUDOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KULAN MIRO DHAL AH...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan...
Shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Maalintii labaad Baydhaba ka socda
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa Maalintii labaad ka soconaya shirka dib u heshiisiinta oo u dhexeeyey madaxda Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhoweeyay dhiggiisa Yemen “SAWIRRO “
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Jaaliyadaha ee dalka...
YAA GANACSI AHAAN U KEENA SEEFTA IYO MINDIYAHA BOODDA?
Waxaa dalka la keenaa sifo ganacsi ahaan waxyaabo ay ka mid yihiin Seefo iyo Mindiyo oo noocoodu yahay kuwa booda, waxaa mindiyahaasi qatarta ah...
SADDEX LUGOODLEEY DHIBKEEDA IYO DHEEFTEEDA KEE BAA BADAN?
Gaadiidka loo yaqaano bajaajta ayaa dhowr sanadood ka hor ku soo aad ugu soo batay dariiqyada
Magaalooyinka waaweyn ee Somaaliya wuxuuna kaalin ka galay gaadiidka...
KOBACA DHAQAALAHA IYO AMNIGA WAA LABO ISKAABA
Ahmiyadda nabadda leedahay ma aha mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol , naruuro , caano iyo naxariis .
Sidaa daraadeed...
DHAQDHAQAAQ DHAQAMEED CULTURAL DYNAMICS
Dhaqan kastaa wuxuu leeyahay laba dabeecadood: ...
BAREHII BAARRIGA AHAA
Caaggane, aabbihi iyo hooyadi keligi bay dhaleen. Hooyadu waa gurijoog, aabuhuna reerka ayuu subixii u kallahaa. Caaggane, dugsigii Qur’aanka waa dhammeeyey, markaasna iskoolka dhexe...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “DADKA REER KOONFUR-GALBEED WAXAAN RABNAA IN AY WADA FARIISTAAN OO MUSHKILADAHOODA...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed...










