Wararka Gudaha

CAASINIMADU WAA DANBIGA LABAAD EE UGU WAYN DHANKA DIINTA ISLAAMKA

0
Sidaasi oo ay tahay tiknooloojiyada cusubi waxay ka qeyb qaadatay inay caasinimadu faafto Diinteena suuban ee Islaamku waxay amartay in loo sama falo labada waalid...

WADA JIRKA IYO IS WALAASHIGAA WANAAG BADAN LAGA HELAA

0
Si kasta oo ay buulshadu uga dhisan tahay dhinacyda waxbarashada isla markaana ay leedahay hammi ay ku tiigsato dadyowga kale hadana marna ma muuqaneyso...

DANTEENNU WAA INAY DANTA GUUD KA HORREYSO

0
Damac iyo hunguri kasta oo ku haya Waxaa lagu dabbaqaa ama isbarbar dhig lagu sameeyaa midda kuu sharaf iyo qiimo badan haddii aad shirka...

MA OGTAHAY INUU DALKU ABAAL KUGU LEEYAHAY?

0
Qofka soomaaliga ah maanta ma jirto meel aan dalkiisa aheyn oo uu si nabdoon ugu ladi karo ama raaxo ugu seexan karo welwel la’aan...

MAXAA DIIDAYA IS CAFINTA INAAN SII KORDHINO?

0
Cafiska waa arrin qiimo badan oo mudnaantiisa leh..waana arrin muhiim marka loo eego waxa dadka ka dhex dhaca. Bini’aadamka ayaa sidiisaba u sameysan khilaaf iyo...

CUDURKA DAACUUNKA IYO SIDA LOO DAWEEYO

0
Daacuunka waa Cudur halis ah, oo si fudud ugu fida meelaha ay ku jiraan xaaladaha nadaafad darro iyo faayo dhowr la’aanta, isla markaana biyaha...

BADAHU WAA KEYD CUNTO OO ALLE NOOGU DEEQAY

0
y si howl Haddii aad u fiirsatid oogada dhulka aan ku nool nahay, waxaa ogaaneysaa in 75% ay tahay biyo ama bad, dhinac kasta...

KHAWAARIJ KHILAAF MOOYE MA LAHA WAX KHEYR AH.

0
Kooxda Khawaarijta ah ee gabalkoodu sii dhacayo ayaa waxa gaaray jab iyo Khasaarihii ugu badnaa ee lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee lagula galay...

BOGGA DALJIR GXX103 ...

0
Ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed iyo saaxiibbada Caalamiga ah ayaa howlgal ka dhacay degaanka Shaw ee galbeedka gobolka Hiiraan ku dilay 20...

Xoghayaha guud ee golaha shacabka BJF oo ka mid noqday guddiga fulinta Midowga Xoghayayaasha...

0
Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada...