Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Mevlut Cavusoglu,...
Guddiga doorashada Soomaaliland oo shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi
Guddiga maamulka doorashada xildhibaanadda labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddiga ayaa...
Guddiga hirgelinta doorashada K/Galbeed oo shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada 13 kursi
Guddiga maamulka hirgelinta doorashada dowlad goboleedka K/Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 13 kursi oo ka mid ah golaha shacabka.
Tirada dadka u dalxiis tagaya xeebta Liido oo kordhaya
Iyadoo laga ambaqaadayo olole nadaafadeed oo maalmahaan ka socday xeebta Liido,ayaa waxaa sii kordhaya tirade dadka ee doonaya in waqtiga fasaxa maalinka Jimcaha ay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo tababar diblomaasiyadeed u soo xiray howlwadeeno dowladeed
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah ugu soo xiray Caasimadda Muqdisho tababbar aasaasi ah oo...
Maxaabiis xaflad qalin jebin ah loogu sameeyay Xabsiga Dhexe
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, Taliyaha Cdanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo mas’uuliyiin kala duwan...
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Safaaradaha
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa guddoomiyay shirka isku xirka u qeybsanayaasha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee...
Guddiga maamulka Doorashada Koofur Galbeed oo shaaciyey 13 kursi oo kamid ah kuraasta Taala...
Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay 13 kursi oo kamid ah kuraasta Taala magaaladda Baraawe ee xarunta maamulkaasi.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS oo la kulmay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaaliya
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax Ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa WFP ee Soomaaliya Mudane El-Khidir Daloum.
Kulanka...
Shir Sannadeedka Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu soo Gabogabeeyey.
Waxaa magaaladda Muqdisho lagu soo gabogabeeyey Shir Sannadeedka Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed ee sannadkan 2022, Waxaana kalmadda xeritaanka kusoo gabagabeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka...