Wasiir Daa’uud Aweys” Jawaabta Israaiil ee aqoonsiga Somalinad waxaa loo mari doonaa dariiq diblomaasiyadeed,”
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Da’ud Aweys Jaamac, ayaa xaqiijiyay in jawaabta Dowladda Federaalka Soomaaliya ka bixin doonto ku dhawaaqista Israa’iil ee ku...
Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan ka soo saaray xadgudubka iyo aqoonsi beenaadka ay Israaiil siisay...
Midowga Golayaasha Culimada Soomaaliyeed oo ku shiray Muqdisho ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray xadgudubka iyo aqoonsi beenaadka Israaiil ee ka dhanka ah madax banaanida...
RW Xamsa” Tallaabada Netanyaha waxba kama beddeleyso xaqiiqda sharci iyo siyaasadeed ee dalka,”
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ee lagu...
Ciidamada Xoogga Dalka oo xaqiijiyay Amniga Deegaan muhiim u ahaa Khawaarijta
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xaqiijiyay amniga deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii ay halkaas shalay ka saareen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Bakool
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Moora Gaabey, oo 30km dhanka Waqooyi Bari kaga beegan Magaalada Xuddur, Xarunta...
Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyey qaraar ku saabsan diidmada iyo ka-hortagga xadgudubka Israa’iil
Muqdisho(Wargeyska Dalka);Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta Villa Hargeisa, ayaa cod aqlabiyad ah...
Dowladda Nayjeeriya Oo si adag u cambaareysay xadgudubka Israa’iil kula kacday Midnimada Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Nayjeeriya ayaa si cad u muujisay taageerada buuxda ee ay u hayso Madax-Bannaanida, Midnimada Dhuleed iyo Dowladnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Madaxweynaha JFS oo khudbad ku saabsan xaaladda dalka u jeedin doono Xildhibaannada Labada Aqal
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta khudbad ku saabsan xaaladda Dalka u jeediyo labada Gole ee...
Howlgal ka Dhan ah Khawaarijta oo ka Dhacay Gobolka Galguduud
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Kumaandoosta Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo Amni-Xaqiijin ah ka fuliyay Deegaanno muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Galguduud.
Howlgalkan ayaa si...
Dowladda Syria oo cambaareysay Aqoonsiga dhex-maray Israa’iil iyo Somaliland
Dowladda Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya ayaa si kulul u cambaareysay kuna gacan sayrtay aqoonsiga dhex maray Israa’iil iyo Somaliland, iyadoo mar kale xaqiijisay taageeradeeda...










