Wararka Gudaha

Doorashada 5 Xildhibaan oo 3 ka mid ah lagu doortay Kismaayo

0
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa si habsami leh uga socota doorashada Shan kursi oo ka mid ah...

Qaramada midoobay oo cambeysay dhaqdhaqaaqyada uu Ruushka ka wado bariga Yukurayn

0
New York- Kulan deg deg ah oo ay yeesheen golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu cambaareeyay xiisadda sii xumaaneysa ee Ukraine, kadib markii...

Kismaayo oo maanta lagu dooranayo Shan ka mid ah kuraasta BFS

0
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa maanta qabanaya doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan...

Shan ka mid ah kuraasta BFS oo maanta lagu dooranayo Kismaayo

0
Kismaayo- Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa billaabay doorashada shan kursi (5) oo kamid ah kuraasta 43-da Xildhibaan ee deegaan...

Ciidanka xoogga dalka oo Argagixisada kala wareegay tuulooyin hoos taga dagmada Janaale

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta deegaano u dhow Janaale waxay ka saareen argagixisada Al-Shabaab, iyagoo soo bandhigay raadad muujinaya goobihii laga saaray Nabadiidka,...

Jubbaland oo shaacisay in Abaarta ugu daran ay kajirto degaanada Maamulkasi

0
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kaga qeybgalay shir Weynaha Qaran ee gurmadka abaaraha oo lagaga hadlayay...

Wasiirka Gaadiidka XFS & Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay iskashi la...

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawaldda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Alberto Vecchi, Wasiirka iyo Danjiraha kawada hadleen iskaashiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Amray baarista heshiiska uu saxiixay Wasiirka Batroolka

0
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleeymaan Maxamed Maxamuud  ayaa amar ku bixiyay in la baaro heshiiskii shidaalka ee uu saxiixay Wasiirka Wasaaradda Batroolka Cabdirashiid...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada Gobollada Woqooyi

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay...