Wararka Gudaha

Wasaaradda Caafimaadka oo Baydhabo kusoo gaba-gabeesay shirka Istaraatiijiyada Caafimaadka Dalka

0
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeyay shir looga wada tashanayay sidii wasaaradaha Caafimaadka ee heer Maamul Goboladeed ay...

Guddiga doorashooyinka Hirshabelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 11 kursi

0
Guddiga Maamulka  doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee HirSabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 11 kursi ee ugu Dambeeysa kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Beledweyne. Qoraal kasoo...

Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay Ergada soo xuleyso 16 kursi ee lagu qabanayo Magaalada...

0
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada 16 kursi ee Deegaan...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada dalka

0
Wasiirka  Waxbarasha, Hiddaha iyo Tacliinta sare XfS, Mudane. Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga  Waxbarashada iyo  Diyaarinta  qorshaha Waxbarashadda ee Shanta...

Guddiga qiimeynta xaaladda Deegaan doorashada labaad ee Jubbaland oo kulan la yeeshay Madasha Wadahadalka...

0
Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey mudane Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka socotay Madasha Wadahadalka Soomaaliyeed...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo hey’adaha amaanka faray xoojinta amniga guud ee dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM, kaas oo diiradda lagu...

Soomaaliya oo Shiinaha kala hadashay xoojinta taageerada ciidanka xoogga dalka

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen; Odowaa Yuusuf Raage ayaa la kulamay Safiirka Shiinaha u jooga Muqdisho Mr, Fei Shengchao. Gen; Odowaa Yuusuf iyo  Safiirka...

Maamulka Koofur galbeed iyo Qarammada Midoobay oo ka wada hadlay amniga iyo abaaraha

0
Baydhabo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku-meel gaarka uah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee magaalada Baydhabo...

Xildhibaan gama’diid oo mar kale dib loo doortay

0
Baladweyne- Xildhibaan , Yuusuf Xuseen Axmed (Gamaadiid) ayaa mar kale ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#031 ee golaha shacabka BJFS, kaas oo ay maanta...

Ciidanka xoogga dalka oo malleeshiyaad ka tirsanaa Al-shabaab ku laayay duleedka Xuddur

0
Ugu yaraan saddex xubnood oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ayaa lagu dilay tira intaa ka badanna dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib weerar gaadmo ahaa...