Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wajir ah yeelanayo Maanta
Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan wadajir ah oo ay...
Howlgal qorsheysan oo ka dhan ah hubka sharcidarada oo ka bilowday Caabud-waaq
Ciidamada amniga degmada Caabud-waaq oo kaashanaya kuwa dowladda federaalka ayaa howlgalo amniga lagu sugayo waxay maanta ka bilaabeen degmadaas.
Howlgalkan oo ah mid qorsheysan ayaa...
Guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka oo Guddoomiye iska dhex doortay
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horreeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye iyo xoghayaha guddiga.
Xildhibaan Cabdirisaaq...
Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashada guddoonka golaha shacabka
Xubnaha Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulankoodii ugu horeeyay maanta yeeshay ayaa doortay guddoomiye iyo xoghayaha guddiga.
Xildhibaan Cabdirisaaq...
Wafdi ka socda guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray magaalada Kismaayo
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federal Muuse Geelle iyo xubno kale oo ka tirsan guddiga ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah maamulka...
ruushka oo uga digay Mareynkanka iyo xulafadiisa hubka ay ku taageerayaan Ukraine
Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka ayaa si faahfaahsan uga hadashay Khasaaraha ka dhashay dagaalka iyo jabka gaaray ciidamada Ukraine tan iyo markii uu bilowday duullaanka.
Jeneraal...
Ciidanka xoogga dalka oo deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah
Taliska Guutada 17-aad ee Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gor-Gor ayaa deeq raashin ah u qeybiyay Agoontii ay ka tageen Geesiyaashii u huray naftooda...
Guddoomiyaha KMG ah ee golaha shacabka oo magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha
Guddoomiyaha kmg ah ee Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa magacaabay xubnaha qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo ka kooban 10-xubnood,...
Dad badan oo ku dhintay dagaaladii ugu dambeeyay dalka Ukraine
Meydadka in ka badan 900 oo qof oo rayid ah ayaa laga helay gobolka Kyiv, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan booliiska ka hawl...
Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya
Khaasaraha ka dhashay duufaanta Meiji ee ku dhufatay Dalka filibiin oo sii kordhaya.
Golaha qaran ee ka hortagga khataraha iyo ciribtirka masiibooyinka dabiiciga ah ee...