Wararka Gudaha

Diiwaangelinta musharrixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo maanta bilaabaneysa.

0
Maanta oo axad ah taariikhdana ay ku beegan tahay May 8,2022 waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabanaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada musharaxiinta u taagan xilka...

Maxaa laga bartay Shantii sano ee tagtay,maxaa se laga filan karaa Aqalka sare afartan...

0
Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo markii labaad noqday guddoomiyaha aqalka sare ayaa markii ugu horeysay wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka dib u doorashadiisii...

Habraaca iyo Shuruudaha laga rabo Murashaxiinta xilka Madaxwaynaha JFS

0
Guddiga isku dhafka ah ee qabanaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharaxa u tartamaya Qabashada xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya. Halkan ka...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo amniga doorashooyinka kala hadlay Taliyeyaasha CXD iyo Booliiska

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Odawaa Yuusuf Raage iyo...

Ciidamada DF oo ku guuleystay in ay furaan wadooyin ay go’doomiyeen Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa muddo toban sana ah kadib ku guuleystay inay isku furaan wadooyinka isku xira degmooyinka Waajid, Tiyeeglow iyo Qansax-dheere oo gobolada...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka dalka imaaraadka ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi oo...

Ciidamada xoogga dalka iyo ATMIS oo howlgal ka dhan ah argagixisada ka wada gobolka...

0
Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidanka ATMIS, gaar ahaan  kuwa Burundi  ayaa howlgallo ka wado Gobolka Shabeellaha Dhexe, gaar ahaa degaanada hoos yimaado degmada Mahadaaay. Ciidamada...

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageyd ayaa maanta safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweyne ku-xigeenka waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Addis-Ababa kula kulmay dhiggiisa Ethiopia

0
Wasiirka warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe ayaa magaaladda Adis ababa kula kulmay wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Dr Legesse Tulu ayaga oo ka...

Guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka oo la kulantay Musharax Daahir Maxamuud Geelle

0
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka BFS marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa hoyga ay ka dagantahay magaaladda muqdisho kuka kulantay musharax madaxweyne...