Raíisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo...
Guddiga gurmadka abaaraha oo warbixin la wadaagay Ergeyga gaarka ah ee arrimaha bini-aadannimada
Guddiga gurmadka abaaraha ayaa maanta warbixinno kale la wadaagay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan arrimaha bani-aadannimada iyo gurmadka abaaraha mudane; Cabdiraxmaan...
Taliska ciidanka Booliiska Magaalada Gaalkacyo oo gacanta ku dhigay Kooxo burcad ah.
Taliska ciidanka booliiska degmada Gaalkacyo ayaa faah- faahin ka bixiyay howlgalo lagu sugayay amniga oo ay ka sameeyeen Magaladaas saddexdii maalmood ee u dambeysay.
Inta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo Imaaraaadka deeq lacageed oo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag...
Ciidamada Xoogga oo howlgallo lagu baacsanaayo argagixisada Al-Shabaab ka sameeyay Gobolka Sh/Hoose
Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxaa ay ka sameyeen tuulooyin hoos taga Gobolka Shabeellaha Hoose,...
Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay tallaalka COVID-19
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay magaalada Muqdisho keentay 286,650 dhibcood oo dheeri ah oo tallaalka Pfizer ee loogu talo galay ka...
Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo khadka taleefoonka kula hadlay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka
Madaxweynaha Soomaaliya JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal khadka taleefoonka la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Maraykanka, Antony Blinken.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xoghaye...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ergeyga gaarka ah ee midowga Yurub u qaabilsan Geeska...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u...
Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarradda iyo ciyaaraha iyo wefti uu hogaaminayo oo shir ka...
Wafti uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga Mudane Deeq Saleebaan Yuusuf ayaa ka qeyb galay shir goboleed heerkiisu aad u sarreeyay...
Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu bogaadiyay dadaalkii uu ku bixiyay qabsoomidda doorashooyinkii dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta wakhti la qaatay qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho, iyagoona ku bogaadiyey dadaalka...