DIB MA LOO HOWL GELIN KARAA SHAQAALIHII FAYA DHOWRKA G/BANAADIR?
Shaqaalahaas waxay ahaayeen kuwo ku howlan ilaalinta tayada raashinka ganacsiga ceeriinka iyo midka bisil, waxay ku wareegi jireen maqaayadaha dukaamada, kuwaasoo isha ku hayn...
NABADDA AYAA ASAL U AH IN MAALGASHI LA HELO
Badda cas iyo bad weynta Hindiya ayaa labaduba Allaah Swt uu ku maneystay Dalkeenna Soomaaliya.
Badda ugu xeebta dheer Afrika ayaa marta meelo badan oo...
21-KA FEBERAAYO WAA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFAFKA ADDUUNKA
Maalinta caalamiga ah ee 21-ka feberaayo waa maalinta afafka adduunka waana xusuus loola jeedo sidii kor loogu qaadi lahaa wacyigalin ku saabsan kala duwanaanshaha xagga ...
ARGAGIXISADA YAA KU CAAWIYA FALDANBIYEEDYADA
Argagixisada al shabaab ayaa waxay inta badan jiritaankooda sii xoojinya oo halka ay hada joogaan soo gaadhsiiyay ganacsatada, ganacsatada ayaa ah kuwo inta badan...
ASKARIGU WAA WALAALKA SHACABKA
Waa salad hore ah ayey ahyd markii aan arkay dareenka igu dhaliyay in aan sheekadan wax ka qoro qiyaas ahaan 6:00 subaxnimo waxaaan ka...
QUWAD IYO AWOOD WAXA LAGU HELAA WAA WADA JIRKA IYO IS KAASHIGA
Ummadi haddii ay waydo iskaashi iyo wadajir ma gaari karto horumar dhaqaale mid waxbarasho, waxaa kale oo meesha ka baxaya amniga iyo kala dambaynta ...
Ku-simaha Madaxweynaha oo Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyay habeenkii Nabigeena Muxamed SCW la dheel miyay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ahna Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 27-ka bisha Rajab ee Hijriyadda...
Khawaarijta oo tuulo hoos tagta Xarardheere ku dilay xubno ka tirsanaa Maleeshiyaadka u dagaallama
Khawaarijta ayaa tuulada Wadaariq oo hoostagta degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ku dishay lix xubnood oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka u dagaallama, ka dib markii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalalka Burundi iyo Tanzania
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira kulamo uu la yeelanayo madaxda ka qayb galaysa shir madaxeedka 36-aad ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay ciribtirka Khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul wasaaraha dalka Ethopia mudane Abey Ahmed kulan-doceed ku yeeshay magaalada Addis-ababa.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo...










