Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Kenya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-Ababa kula kulmay madaxweynaha Kenya William Ruto. Labadan mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...

Macron” Waxaan rabaa in Ruushka looga adkaado dagaalka Ukraine, balse aan la bur burin”,

0
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa sheegay inuu rabo in Ruushka looga adkaado dagaalka Ukraine, balse aanu dooneyn in la gaarsiiyo heer u uku burburo...

Rafaadkii Khawaarijtu badday raxmad ayaa u bedeshay reer Raaga Ceele. (Warbixin)

0
Raage Ceele, waa magaalo ku fiican marti-soorka iyo soo dhoweynta, sida ka muuqata oraahda ah” Raaga Ceelaa la rogaa hee ma rabtaa rooti iyo...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo qaabilay Lataliyaha Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Madaxweynaha JFS.

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Mudane Maxamed Xasan Ibraahim Qoone Lataliyaha...

Ciidanka Booliiska oo toogtay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta

0
Ciidanka Booliiska saldhigga degaanka Garasbaaley ayaa saakay toogtay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab oo doonayay inuu dilo askari ka tirsan ciidanka dowladda Dhagarqabahani ayaa qorsheynayay...

JAWIGA XAMAR XIILIGA HABEENKII

0
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, daal iyo dibin-daabyo daran dabadeed, deganaansho ayaa ka jirta, waxaa furan ganacsiga iyo goobaha lagu caweeyo, waxaa jiro neecaaw...

HIBADU WAA SHEYGA UGU MUHIIMSAN EE QOFKU GUUL KU RAADIN KARO

0
Hibadu waa xirfad gaar ah oo uu Alle ku manneesto adduumadiisa kala duwan taasoo u noqota qofka mid uu bulshada kaga dhex muuqdo inta...

BOGGA DHACDOOYINKA GXX102 EE 20-KA FEB 2023 ...

0
Sannadkii aan ka soo gudubnay ayaa haweeney ku nool gobolka Bihar ee waqooyiga Hindiya loo sheegay in ninkii kufsaday gabadheeda uu dhintay, kiiskiina sidaa...

QISADII NABI HUUD (CS) IYO CANAADKII REE CAAD MAXAA XIGAY? (QEYBTII 2-AAD)

0
Haddana Huud isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri:-                                                                                                       1- ma aragteen Eey ka Cararaayo Sayidkiisii (qofkii lahaa) oo uu aadaayo qof kale?                                                              2- ma...

SIDEE GAADIID LOO XUKUMAA HADDII WAX KALA HAGAABA JIRIN? MUQDISHOOY MAXAA TABEYSAA?

0
Horay iyo gadaalba dayay, meeshaad eegtaba waa ka dar oo dibi dhal, waddooyin ciriiri ah, gadiid nooc walba isugu jira, oo wada baxsanaya oo...