Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo xilalka u kala wareejiyay Hanti dhowrka Qaranka

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Hanti Dhowraha cusub ee Qaranka Mudane Axmed Ciise...

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo booqasho ku tagey xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Serbia

0
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay safaaradda Soomaaliya ee Serbia, halkaas oo ay si...

Xildhibaannada Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Sharciga korontada Qaranka

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiis 13-aad oo lagu meel mariyay...

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga XFS oo la kulmay Wasiirada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Itoobiya

0
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi oo qeyb ka ahaa wafdigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga

0
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan ayaa booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan talyaaniga isaga...

Israa’iil oo tiro dad ah ku dilay duqeymo ay ka geysateen Dimishiq

0
Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen caasimadda Suuriya ee Dimishiq, ,...

Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Masiibooyinka oo xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xarunta dhexe IGAD ee laqabsiga...

0
Guddoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Maxamuud Macalim ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamal Maxamed Xasan madaxa xarunta dhexe IGAD ee laqabsiga cimilada iyo ilaalinta Deegaanka. Ambassador...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun15 sano ah ku riday Xiddigle xogaha la wadaagi jiray khawaariijta

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukunka 15 sano ah ku riday Xiddigle xoggaha la wadaagi jiray khawaariijta Xidigle Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ahaa macalin...

Argagaxisada oo laga soo ooday ilihii dhaqaale ee ugu dambeeyay (WARBIXIN)

0
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ku dhow 7- bilood dagaal kula jirta Kooxda Maleeshiyaad Argagixisada ah ee Khawaarijta, waxaana laga abaaray dhinacyo badan, waxaana lagula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Kenya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Adis-Ababa kula kulmay madaxweynaha Kenya William Ruto. Labadan mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka...