Wararka Gudaha

Joe Biden oo booqasho lama filaan ah ku tagay magaalada Kyiv.

0
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden,ayaa gaaray magaalada caasimadda ah ee Kyiv,halkaasi oo uu kula kulmay madaxweynaha Ukrine Volodomyr Zelensky. Xaqiiqda ah in madaxweynaha Maraykanku uu...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya

0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada...

Horjoogayaal ka tirsan khawaarijta oo lagu qabtay Galmudug

0
Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug  ayaa gacanta ku dhigay horjoogihii maaliyadda ee khawaarijta  u qaabilsanaa gobolka mudug iyo horjoogihii dhanka tababarada u qaabilsanaa...

Dagaalka tooska ah ee Dowladda ku qaaday kooxda khawaariijta oo sababay in khawaariij la...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ku dhow 7- bilood dagaal kula jirta Kooxda Maleeshiyaad Argagixisada ah ee Khawaarijta, waxaana laga abaaray dhinacyo badan, waxaana lagula...

Madaxweynaha Galmudug oo daah furay mashruuca Barwaaqo.

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa Dhuusamareeb ka daahfuray mashruuca Barwaaqo. Munaasabadda daah furka oo ka dhacday aqalka Madaxtooyada Maamulka Galmudug waxaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Nigeria

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay galinkii dambe magaalada Addis- Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay dhiggiisa dalka Nigeria Muhammadu...

Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka qeyb gashay Kalfadhiga 36-aad ee Madasha Wasiiradda...

0
Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryan Maxamad Xuseen oo matalaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay Kalfadhiga 36-aad ee Madasha Wasiiradda caafimaadka CDC Africa...

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Lagu wadaa in Maanta xarunta Villa Hargeysa ay ku yeeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah Guddoonka Golaha...

Wasaaradda Qorsheynta oo u diyaar garoobeysa Diyaarinta Qorshaha Dayn Cafinta

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa shir gudoomiyay shirka bilaha ah ee hoggaanka sare...