Soomaaliya iyo Itoobiya oo iska kaashanaya la dagaallanka argagixisada
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac oo ku sugan magaalada Addis Ababa oo uu kaga qeyb galay shir...
Ciidanka xoogga dalka oo dilay Afar xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 83-aad, guutada 14-ka October ee fadhigooda yahay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa xalay ku dilay...
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee BFS iyo Mas’uuliyiin kale oo gaaray magaalada Xarardheere
Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo saraakiil ciidan ayaa maanta gaaray degmada Xarardheere ee gobolka...
Dad ku geeriyooday Dhul-gariir mar kale ka dhacay Turkiga
Labo Dhul-gariir ayaa waxay xalay ka dheceen Gobalka Hatay ee dalka Turkiga, oo dhaca xuduudka ay wadagaan dalka Suuriya.
Hay’adda Masiibooyinka iyo Maaraynta Gurmadka Degdega...
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo
Shucuubta ku dhaqan dalalka caalamka aya maanta u dareeray xuska maalinta 21-ka Febraayo oo ah munaasabad muhiim ah oo loo dabaaldego maalinta Caalamiga ah...
Ku simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah-furay tartanka cayaaraha degmooyinka gobolka
Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku-xugeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee...
Wasiirka arrimaha gudaha oo kormeeray xarunta hay’adda maaraynta masiibooyinka
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta booqasho ku yimid xarunta dhexe ee Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaranka...
Ra’iisal wasaare Xamse oo xarigga ka jaray xarunta wasaaradda xanaanada Xoolaha.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa looga fadhiyo siyaasad Qaran oo lagu...
Daahfurka warbixinta sahanka miisaaniyadda qoysaska Soomaaliyeed ee 2023 oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Daahfurka warbixinta sahanka miisaaniyadda qoysaska Soomaaliyeed ee 2023 ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Xafladda furitaanka waxaa ka soo qaybgalay, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Saalax...
Shirka Wasaaradaha Dekedaha dowlada federaalka iyo dowalad goboleedyada oo warmurtiyeed laga soo saaray
Shirka wadatashiga Wasaaradaha Dekadaha Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada fedraalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka qabsoomay Caasimada Dalka ee Muqdisho..
Shirka...










