Wararka Gudaha

Danjiraha Soomaaliya ee Serbia oo la kulmay R/Wasaare ku xigeenka dalkaasi

0
Danjiraha JFS u qaabilsan Dalka Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta kulan la qaatay  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Serbia...

Wasiirka Caafimaadka XFS ayaa booqday haweeney isbitaalka Banaadir ku dhashay Afar Carruur ah oo...

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Aden ayaa booqday Hooyo Soomaaliyeed oo Afar Gabdhood ku dhashey maanta Isbitaalka...

Maamulka Hay’adda Maareynta oo deeq raashin ah gaarsiiyay Xuddur

0
Gddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle maanta deeq raashin ah gaarsiiyay dadka ku dhaqan Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool Guddoomiyaha oo...

Baarlamaanka oo ammaanay qaabka lagu xulay shirkadaha adeegga ee xajka sanadkaan

0
Guddiga Golaha Shacabka u qaabisan arrimaha diinta, Cadaalada iyo Awqaafta ayaa sheegay in shirkadaha ku tartamaayey adeegga Xajka ee sanadkaan loo xulay si cadaalad...

Galmudug oo ku howlan soo afjaridda khawaarijta ee ku sugan gobolka

0
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in dhowaan loo howlgali doono xoreynta deegaanada yaree weli ku jira gacanta kooxaha khawaatijta. Madaxweyne ku...

Bankiga Adduunka oo dib u eegis ku sameeyay horumarka Soomaaliya

0
Koox ka socota Bankiga Adduunka ayaa kulan laba cisho ah Magaalada Muqdisho kula yeeshay madax ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka iyo kuwa...

Ciidanka Puntland oo qabtay lacago been abuur ah iyo dadkii watay

0
Ciidanka Booliska Puntland ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay gaari waday lacago been abuur ah iyo dadkii waday lacagahaasi. Hawgalkaasi ay sameeyeen ciidanku ayeey...

Turkiye oo ogolaatay xubinnimada Finland ee NATO

0
Baarlamaanka Turkiga ayaa ansixiyay hindise sharciyeed u ogolaanaya Finland inay ku biirto NATO, taasoo meesha ka saaraysa caqabadii u dambeysay ,kadib markii Finland  ay...

Ciidamada Puntland oo burburiyey xarumo ay ku dhuumaalaysanayeen argagixisada Daacish

0
Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska ciidan ka difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7-aad ee Bari ee urur ka Onkod ayaa lagu yiri. “Ururka...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in guud ahaan la cuuryaamiyay hanaankii Maaliyadeed ee Khawaarijta.

0
Dowladda Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqday in si guud loo cuuryaamiyey hanaankii maaliyadeed ee Khawaarijta, waxaana kala bar la dhimay dhaqaalihii ay heli jirtay Khawaarijtu.”Waxaa...