Wararka Gudaha

Madaxwaynaha Puntland oo Daahfuray Dhismaha Ballaarinta iyo Horumarinta Dekeda Boosaaso

0
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta daah furay dhismaha ballaarinta iyo horumarin Dekeda Magaalada Boosaaso, taasi oo qayb ka ah qorshayaasha...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii 2-aad ka soconaya Muqdisho

0
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii Labaad ka socda magaalada Muqdisho ayaa Culimadu waxa ay ku soo bandhigeen sharciyadda diimeed ee dagaalka ka dhanka ah...

Shirka Ururka bulshada bariga Afrika oo berrito ka furmaya Muqdisho

0
Shirka qiimeynta Soomaaliya ee ku biiridda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa berri ka furmaya Muqdisho, iyadoo maanta ay dalka imaanayaan wafuudda shirkaas uga qeyb...

Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada

0
Dalalka caalamka ayaa maanta u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas’uuliyad dadweyne. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay...

Madaxweynaha Galmudug iyo Wasiirka difaaca XFS oo kormeeray xarumaha adeegga bulshada ee degmada Xarardheere

0
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka Gaashaandhiga XFS  iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda goboleedka Galmudug, ayaa kormeeray...

Dowladda iyo Culumada Soomaaliyeed oo u midoobay sidii loo ciribtiri lahaa fikirka gurracan ee...

0
Shirka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu gorfeynayo sidii loo ciribtiri lahaa fekerka gurracan ee xagjirnimada iyo waafajinta dowladnimada ayaa waxaa baaqyo...

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

0
Shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii 2-aad ka socda Muqdisho ayaa maanta diiradda lagu saarayaa sharciyadda dagaalka lagula jiro Khawaariijta.   Shirka ayaa sidoo kale ku...

Hey’adda Caafimaadka Adduunka oo Bilad Sharaf guddoonsiisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya

0
Geneva- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Xarunta dhexe  ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Qofkii rajo ka qaba Al-shabaab inay u naxariisanayaan haku tusaale qaato...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dheggan...

SOO XASUUSO WIXII LA SOO MARAY

0
Soo Xasuuso wixii la soo maray si aad ugu fakarto waxa soo socdaGobannimada iyo Dowladnimadu maahan wax si sahlan ku yimid mana mudna in...