Wararka Gudaha

BADAHU WAA KEYD CUNTO OO ALLE NOOGU DEEQAY

0
y si howl Haddii aad u fiirsatid oogada dhulka aan ku nool nahay, waxaa ogaaneysaa in 75% ay tahay biyo ama bad, dhinac kasta...

KHAWAARIJ KHILAAF MOOYE MA LAHA WAX KHEYR AH.

0
Kooxda Khawaarijta ah ee gabalkoodu sii dhacayo ayaa waxa gaaray jab iyo Khasaarihii ugu badnaa ee lagu gaarsiiyay dagaalladii ugu dambeeyay ee lagula galay...

BOGGA DALJIR GXX103 ...

0
Ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed iyo saaxiibbada Caalamiga ah ayaa howlgal ka dhacay degaanka Shaw ee galbeedka gobolka Hiiraan ku dilay 20...

Xoghayaha guud ee golaha shacabka BJF oo ka mid noqday guddiga fulinta Midowga Xoghayayaasha...

0
Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga fulinta Midowga xog-hayayaasha Baarlamannada...

Maamulka degmada Hobyo oo dhagax dhigay xarunta maamulka iyo tan saldhigga ee Xinbarwaaqo

0
Gudoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Acmed C/lle iyo ku xigeenkiisa Muqtaar C/Laahi Maxamed ayaa gaaray deegaanka Xinbarwaaqo iyagoo dhagax dhigay xarumaha saldhigga Booliska iyo tan...

Maamulka Hirshabeelle oo wada dadaal lagu dhisayo buundo ay yeelato Buulo-burde

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle,Cabdi Daahir guurre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maantay gaaray Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan. Wasiirka oo ay la...

Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka XFS oo lagu soo dhoweeyay Dalka Ciraaq

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay  lagu soo dhoweeyay magaalada Baqdaad...

Ciidanka xoogga dalka oo kala wareegay Khawaarijta deegaanka Beer-faarax

0
Xarardheere:- Ciidanka xoogga dalka ayaa weerar ku qaaday Deeganka Beer-faarax oo dhaca waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka Mudug. Ciidamada ayaa burburiyay Saldhig khawaarijta...

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha oo ka qayb galay shir looga hadlayo dhowrsanaanta ciyaartoyada

0
Sucuudi Carabiya- Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya kaga qayb-galay Shirweyne looga...

Warbixin Kooban:-Aamusnaanta iyo Faa’iidooyinka ay Leedahay

0
Dhawaqa  codadka kala duwaan  ee aan ka fogeyn ayaa ah kuwo sabab u noqda dulqaad yarida,iyadoo Aadanaha qaar ay jacayl yihiin Aamusnaanta iyo jawiga...