Ciidamada DF oo soo afjaray kooxo Khawaarij ah oo ku sugnaa deegaanka Baraagta reer...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa weerar qorshaysan ku qaaday koox ka tirsan Khawaarijta oo ku sugnaa tuulada Baraagta reer Shadoor oo hoostagta degmada Ceeldheer ee...
Gen: Biixi” in ka badan 70-Khawaarij ayaa lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Mudug,”
Taliyaha ciidamada lugta Generaal Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay howlgal xalay ilaa maanta ka socday deegaanno hoostaga degmada...
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka dalka oo golaha Wasiirrada faray in ay dedejiyaan qorshaha xasilinta...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyey Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tiirka Horumarinta Arrimaha bulshada...
Soomaaliya iyo Masar oo heshiis is-afgarad kala saxiixday
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabta ee Masar Dr Cumar Dalcat ayaa kala saxiixday heshiis...
Ciidanka xoogga dalka oo 50 khawaarij ah ku dilay gobolka Mudug
Ciidanka XDS ayaa in ka badan konton khawaarij ah ku dilay howlgal maanta ka dhacay deegaanka Miiroon oo hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka...
Ra’iisul wasaare Xamze oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Qadar ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi.
Kulanka Ra’iisul Wasaaraha...
Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi,...
Wasiirka warfaafinta XFS iyo wakiilka midowga Afrika oo faahfaahin ka bixiyey hawlgaladii ugu dambeeyey...
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo wakiilka Midowga Afrika Mohamed El-Amine Souef,oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaaladda...
Shirka Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii saddexaad
Shirka Culimada Soomaaliyeed ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud oo galay maalintii saddexaad ayaa waxaa looga dooday doorka culimada kaga...
Cabdisalaan Hadliye oo ka hadlay ahmiyadda shirka Urur goboleedka AEC ee ka furmay muqdisho
Ergayga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa sharraxay ahmiyadda Shirka maanta ka furmay Muqdisho.
Danjire, Hadliye ayaa...










