Wararka Gudaha

Ciidanka NISA oo dilay 20 ka tirsanaa Khawaarijta

0
Ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed iyo saaxiibbada Caalamiga ah ayaa howlgal ka dhacay degaanka Shaw ee galbeedka gobolka Hiiraan ku dilay 20...

Wasiir kuxigeenka wasaaradda Cadaaladda XFS oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

0
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Mudane , Axmed Cabdiraxmaan Xasan ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda sanad-guurada 53-aad ee Aas-aaska Ciidanka Asluubta...

Wasaaradda qorsheynta XFS oo soo saartay warbixinta nidaamka maareynta macluumaadka deeqaha

0
Wasaaradda Qorsheynta , Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warbixinta Nidaamka Maareynta Macluumaadka deeqaha, taas oo diiradda saaraysa...

Ciidanka Jubbaland iyo ATMIS oo burburiyay goobo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta

0
Ciidanka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland iyo kuwa howlgalka ATMIS ayaa saacadihii la soo dhaafay waxay howlgallo ka dhan ah kooxda...

Ra’iisul wasaare Xamse oo midowga Yurub kala hadlay taageeridda qorshaha Xasillinta

0
Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ms Tiina Intelmann oo ay...

Golaha Aqalka sare BFS oo maanta lagu ansixiyey hindise sharciyeed hay’adda nabad sugidda

0
Kalfadhiga maanta ay yeesheen golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka. Kalfadhigan ayaa waxaa...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo la kulmay Madaxa hay’adda Boqor salman

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa Magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudiga kula kulmey Madaxa hay’dda...

Howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada dalka oo khwaarijta looga dilay 144 dhagarqabe

0
Hawlgallo qorshaysan oo ka dhacay gobollada Mudug, Shabeellada dhexe, Shabeellada hoose iyo Hiiraan ayaa kooxaha khawaariijta looga dilay in ka badan 144. Ciidanka XDS ayaa...

Xuska maalinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Baydhabo

0
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda Iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta 60-aad Ciidanka ee Ciidanka Xooga,...

Doorka warbaahinta qaranka ee gurmadka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye

0
Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed qaybaheeda kala duwan oo ay ugu horayso Wakaaladda Wararka ee SONNA,Telefishinka Qaranka, Radio Muqdisho iyo Wargeyska dalka ayaa door weyn ka...