Wararka Gudaha

Taliyihii Booliska Magaalada Qardho oo la dilay

0
Taliyihii saldhiga Booliska magaalada Qardho ee Puntland Cumar Hiiraad Kaatuun ayaa u geeriyooday rasaas ay ku fureen kooxo lagu sheegay inay yihiin kuwa ka...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan la yeeshay safiirka dowladda Jabuuti ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti...

Duqa Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socda hay’adda caafimaadka Adduunka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hey’adda...

Ra’iisulwasaare Rooble oo booqday dhismaha xarunta Xukumadda

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya. Ra’iisulWasaare Rooble ayaa...

Galmudug oo saddex Ceel biyood ku wareejisay bulshada ku nool degaano hoos taga Cadaado

0
Cadaado- Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee Galmudug iyo maamulka degmada Cadaado ayaa maanta saddex Ceel biyood oo ku shaqeeya habka Sollar-ka ku wareejiyay...

duqaymo ka dhacay gobolka Donetsk oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

0
Shan qof oo rayid ah ayaa lagu dilay 39 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo ay ciidamada Ukraine ka geysteen gobolka Donetsk. Wararka ayaa intaa...

Guddiga loo xilsaaray miisaaniyadda Qaranka oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay

0
Guddiga KMG ah ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta fadhigoodii koowaad yeeshay, iyagoo iska dhex doortay Guddoonka Guddiga, Guddigan oo ka...

Madaxweyne Deni iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada hadlay abaaraha ka jira...

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André Jr. Kulanka ayaa looga hadlay...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo maanta furay kulan aqoon is-weydaarsi ah

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Senator, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeennada Golaha ayaa furay kulan Aqoon is-weydaarsi iyo daraasayn...

Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose waxay ku dileen , Xasan Suleymaan Cali ...