Ciidanka Xoogga oo howlgal ku dilay xubnno katirsan khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa weerar qorsheysan ku qaaday Goobo ay khawaarijta ku dhuumaaleysanaysay oo dhaca xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Shabeellaha dhexe.
Deegaanka...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay gaba-gabada fadhiga loo dhanyahay ee shirka sanadlaha ah ee Bangiga...
Ciidanka Sirdoonka oo fashiliyey shabakad khawaarij ah oo isku urursanaysay deegaanka Sabyo
Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa helay xogta Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaarijta oo isku dayaya in ay si dhuumaalaysi ah ku soo...
Magac walba oo ay noo bixiyeen, maanta iyaga ayaa shalaay jooga (Warbixin).
Bilowgii so ifa-bixida Khawaarijta Al-shabaab, waxay soo saareen go’aanno ah ciddii salaanta ciidanka in la dili doono, go’aankaas ayaa ahaa mid lagu kala fogeynayo...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta carruurta agoonta ciidanka Booliiska
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa kormeer ku tagay Xarunta Agoonta Booliska Soomaaliyeed ee barbaarinta Carruurta.
Wasiirka...
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Wasiiro cusub
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Galmudug.
Halkan ka akhriso magacaabista Wasiirada.
Shirweynaha Wadamada Badweynta Hindiya oo lagu soo gabo gabeeyay dalka Bangladesh
Dhaka- Shirweynihii 6-aad ee Badweynta Hindiya ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Dhaka ee Caasimadda dalka Bangladesh, iyadoo shirka ay khudbado ka jeediyeen dalalkii iyo...
Guddoomiyaha Haya’adda maaraynta masiibooyinka oo gaaray Beledweyne
Hiiraan:- Wafdi uu hugaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Mahamoud Moallim Abdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabelle.
Wasiiro...
Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay gudidda tira-koobka hantida qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, Soo Celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka.
Gudiddan ayaa...
Musuq-maasuqu waa dilaaga Qaranka (WARBIXIN)
Musuqmaasuq Af Ingiriis waxaa lagu yiraa corruption, waa nidaamka oo maamul xun iyo been leh kooxda dowladda ama xukumaad ama awood leh. Waxaa kaloo lagu...










