Wararka Gudaha

Doorka warbaahinta qaranka ee la dagaalanka khawaariijta

0
Warbaahinta dowladda ayaa kaalin weyn ka qaadatay jabinta maleeshiyaadka Khawaarijta ah,ciidanka xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa weeraro joogto ah ku ekeeyet goobihii ay...

Xarunta Gurmadka deg degga ah ee Puntland oo la dhagax dhigay

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wehEliyaan Wasiir ka Gar-gaarka Puntland Cabdullahi Cabdi Xirsi iyo Wasiirka Duulista hawada...

Ciidamada amniga oo baacsanaya dadka ka ganacsada maan dooriyaha

0
Ciidamada Booliska gobolka Banaadir ayaa saldhiga degmada Kaaraan ku soo bandhigay Jawaano Xashiish ka buuxaan,calaq iyo waxyaabo kale oo ay ku jiraan daawooyinka maanka...

Golaha Wasiiradda XFS oo meelmariyey sharciyo muhiim u ah Qaranka

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta guddoomiyey shirka Golaha Wasiiradda oo lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo...

Wasaaradda caafimaadka XFS oo soo saartay go’aan lagu xakameynayo ka ganacsiga iyo isticmaalka Daawooyinka...

0
Wasaaradda caafimaadka Dowladda Federaalka ayaa iyadoo fulineyso go’aannada xukuumadda iyo aragtida madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud soo saartay go’aanno iyo awaamiir lagu xakameynayo...

Bankiga Dhexe ee dalka oo ku guuleystay Abaalmarin caalami ah

0
Bankiga dhexe Soomaaliya ayaa ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah oo ay bixiso Central Bankiga oo fadhigeedu yahay Ingiriiska, waana abaalmarin ay sanad walba ay...

Guddoomiye sheekh Aadan madoobe oo ka qayb galay salaada janaasada marxuum xil. maxamuud maxamed...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Nur Maxamed Madoobe oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 11-dhalinyaro ku xirnaa xabsiyada dalka Libya

0
Xafiiska ergayga gaarka ah ee muhaajiriinta iyo xuquuqda carruurta ee dowladda Soomaaliya, wasaaradda arrimaha dibedda iyo hey’adda IOM ayaa maanta garoonka Aadan Cadde ku...

Madaxweyne xasan sheekh iyo dhiggiisa uganda oo ka wada hadlay wajiga labaad ee dagaalka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga Madaxtooyada Uganda kula kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay dagaalka...

Kalfadhiga labaad Aqalka Sare ee BJFS oo maanta la soo xiray.

0
Guddoonka Golaha Aqalka Sare ayaa qoraal uu soo saaray ku shaaciyay in uu Maanta soo xirmay Kalfadhiga labaad Aqalka Sare, kaas oo furmay 1-kii...