Wararka Gudaha

Ciidanka Sirdoonka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa hawlgal qorshaysan ku dilay 44 khawaarij...

0
Hawlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ay ka fuliyeen Deegaanka Cali Fuuto ee hoos taga degmada Kuntuwaaray...

Khawaarijta Al-shabaab oo khaarijiyay boqolaal ka tirsan Daacish oo maxaabiis ahaan ugu xirnaa (Warbixin)

0
Warbaahinta Qaranka ayaa ogaatay faah-faahinta malesshiyaad ka tirsan kooxda Daacish oo muddo sanado ah u xirnaa kooxda Khawaarijta arxanka-daran ee Al-shabaab oo inta ay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo saxiixay heshiis dib loogu qaabeynayo deymaha uu Soomaaliya ku leeyahay...

0
Jeddah:- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Jidda ee Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan gaar ah oo miro dhal ah...

Madaxweynaha JFS oo sheegay in shacabka toos warbaahinta ugala socon doonaan eedaha la xiriira...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jumcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo ilaalinta hantida dadweynaha. Madaxweyne...

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Abaaraha oo qeyb galay shir la...

0
GENEVA- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa dalka Switzerland kaga qeyb galay shir...

Ergeyga Madaxweynaha ee arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta oo ka qeybgashay shir ka dhacay...

0
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweeynaha u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta Ambaashatoor Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa  Magaalada Stockholm ee Caasimadda Dalka Sweden...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo Ka qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ee Qowmiyadaha Shiinaha...

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ayaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha kaga qeyb galay shirweynaha caalamiga ah ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraaqihii aqonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Ingiriiska

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska usoo magacaabatay Soomaaliya, danjire Michael...

Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay xuska todobaadka dhalinyarada

0
Munaasabad loogu dabaal-degayay todobaadka dhalinyarada ee 15 May ayaa waxaa lagu qabtay xarunta maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,  Munaasabadaan waxaa ka qabtay dhalinyarada degmooyinka...

Wasiirka Cadaaladda XFS “Musuq-maasuqa waxaan u aragnaa in uu yahay Cadowga umadda

0
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Macalin  ayaa sheegay in musuqmaasuga uu yahay caqabadda ugu weyn ee horseedi kara burburka ku yimaada...