Wararka Gudaha

Dhibaatooyin dhanka nolosha ah oo wajahay dadka ku dhaqan Bariga Mudug

0
Bulshada ku dhaqan deegaanada Bari ee gobolka mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda bini aadanimo ee soo wajahay dadka iyo xoolaha. Maamulka iyo qaar...

Hey’adda samofalka oo ku baaqay in wax loo qabto dadka ku barakacay abaaraha...

0
Abaarta ba’an ee ka jirta Soomaaliya ayaa gaartay heer aan hore loo arag, taasoo keentay in hal milyan oo qof oo gudaha dalka ah...

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo qaabilay safiirka Soomaaliya u fadhiya Sweden

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Per Lindgarde. Kulanka ayaa diiradda...

Madaxweyne Qoor-qoor oo tababar u furay cutubyo ka mid noqonaya Boliiska Galmudug

0
Cadaado- Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor, ayaa maanta xero ku taalla degmada Cadaado tababar uga furay dufcadii koowaad ee ciidanka Booliska Galmudug. Madaxweyne Qoor...

Madaxweynaha dalka oo ka warbixiyay muhiimadda iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Yugaandha

0
Kampala- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Yugaandha. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey fursadaha...

Ra’iisul Wasaaraha oo soo saaray go’aanno la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa soo saaray go’aanno muhiim ah oo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka. Fadlan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO UGANDA

0
Kampala-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo...

Ra’iisul wasaare ku -xigeenka oo xilalka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Caafimaadka iyo...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyey, wasiirkii hore ee Caafimaadka, Marwo Foosiyo Abiikar Nuur...

Wasiirka Cusub Ee Amniga oo Xilka Lawareegay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali...